durraamo
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate) (-ooyin, m.l)

D. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.

durraamo
(f.g/lg3) (-aantay, -aamatay)

1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) Ka d./d.: wax weyddiisasho saraadii ku jirto; yu'asho; dhaawasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durraamo

durraamasho [m.f.dh]
eeg durraamo. ld durraamad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg