durriyad
(m.dh)

Dad aabbe keliya ka soo wada farcamay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durriyad

farac [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Durriyad. 2. Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg