durruqid
(m.f.dh)

eeg durruq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durruqid

durruq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
D. ah: neef, cudur iyo da'la tabar darreeyey.

durruq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Neef, cudur iyo da'awgeed la tabar darreyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg