durruqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Si itaal yari iyo jirro ka muuqato u socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durruqso

durruqsasho [m.f.dh]
eeg durruqso. ld durruq- sad.

durruq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
D. ah: neef, cudur iyo da'la tabar darreeyey.

durruq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Neef, cudur iyo da'awgeed la tabar darreyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg