duruf
(m.l)

(duruf/-fyo/-ruuf, m.dh) 1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan maran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duruf

duluf [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Derin, jawaan, raar, iwm oo duugoobay. ld duruf (1).

duruuf [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
1. ld duruufo. Xaalad lagu suganyahay. 2. eeg duruf.

dur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax caarad dhuuban cid ku mudid. 2. Cid dawo cirbad ku siin. 3. Marag, dood, iwm. iin u yeelid.

dur [m.l]
1. Shilin, kumi iwm dhinaca aan sawirka lahayn. 2. Ciyaarta delebka, qoriga lagu ciyaaro dhiniciisa durka leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg