duruqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld durugsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duruqsan

durugsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld durjisan, duruqsan.

duruqsanaan [m.dh]
ld durugsanaan.

duruqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld durugsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg