duruuf
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)

1. ld duruufo. Xaalad lagu suganyahay. 2. eeg duruf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duruuf

duruufo [m.l]
ld duruuf (1).

fuqdo [m.dh]
1. Geed yar oo aan lahayn xididdo hoos jira oo ciidda iska dul saaran. 2. Wax aan sal adag lahayn oo sahal loo siibi karo. 3. Sabirdarrada uu leeyahay qof aan ka dhursugi karin duruufaha adag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg