duruus
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)

eeg dersi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duruus

muraajaco [m.dh]
Ku noqoshada duruus hore loo akhriyey, qoray, fasiray mar kale lagu noqdo.

naqtiimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof quraan, duruus iwm dhammeeyay mar labaad bilaabid.

naqtiin [m.l]
1. Dib u so bilaabidda quraan, duruus iwm oo hore loo dhammeeyey. 2. N. ah: qof dhammeeyey quraan, duruus iwm oo mar labaad soo bilaaba. ld naqtiimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg