duubasho
(m.f.dh)

eeg duubo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duubasho

cimaamadayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Cimaamad madax ku duubasho. ld cimaamado.

duubo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
1. Wax fidsan laalaabasho. 2. Nabar gaarso ku duubasho. 3. Qof boqor ka dhigasho. 4. Duub madaxa ku xirasho. 5. Indho maro ku xirasho. 6. Maro guntasho.

maro [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Naas geel maraq ku marasho. 2. (f.mg) Weel wax aan wax ku jirin noqosho. 3. (f.mg) Ku m.: dhar, xarig iwm meel ku duubasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg