duubmid
(m.f.dh)

eeg duuban¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duubmid

dhad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. ld dhar 2. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax huur u ah noqosho (badar).

dhar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).

duubduubmid [m.dh]
ld duudduubmid.

duudduubmid [m.f.dh]
eeg duudduuban¹. ld duubduubmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg