duud-garaac
(m.l)

ld dhabar-garaac¹.

duud-garaac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)

ld dhabar-garaac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duud-garaac

dhabar-garaac [m.l]
Xoog kula bixidda gabar la guursanayo. ld duud-garaac¹.

dhabar-garaac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Gabar la guursanayo xoog kula bixid. ld duud-garaac².

dhabar-garaacasho [m.f.dh]
eeg dhabar-garaaco. ld duud-garaacasho.

dhabar-garaacid [m.f.dh]
eeg dhabar-garaac². ld duud-garaacid.

dhabar-garaaco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday, -catay)
Gabar la guursanayo xoog kula bixid. ld duud-garaaco.

duud-garaacasho [m.dh]
ld dhabar-garaacasho.

duud-garaacid [m.dh]
ld dhabar-garaacid.

duud-garaaco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday, -catay)
ld dhabar-garaaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg