duudduur
(m.l)

1. Qarinta wax la qariyo. 2. Si kooban oo hadal loo sheego. 3. Laalaabanka maro iwm yeeshaan.

duudduur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Maro iwm laalaab u yeelid. 2. Wax runtooda qarin. 3. Hadal si kooban u sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudduur

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg