duudgaloobid
(m.dh)

eeg duudgalow². ld duudgalow¹, duurgalow¹, duurgaloobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudgaloobid

duur [m.l]
1. Meel geedo badan oo jiq ah leh, oo aan cidi degganayn. 2. D.gal: duudgaloobidda (qof). 3. (-rar, m.l) Nooc cawska ka mid ah oo aad u dhaadheer, oo hawdka ka baxa xooluhuna cunaan.

duurgaloobid [m.dh]
ld duudgaloobid.

duurgalow [m.l]
ld duudgaloobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg