duudsasho
(m.f.dh)

eeg duudso. ld duudsad, duudsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudsasho

duudsad [m.l]
ld duudsasho.

duudsi [m.l]
ld duudsasho.

indhagaduudsasho [m.f.dh]
eeg indhaga-duudso. ld indhacasaysad, indhacasay-sasho, indhacasasaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg