duudsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

ld duudsi³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudsii

duudsi [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Xaq qof lahaa seejin. ld duudsii.

duudsiin [m.dh]
ld duudsiyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg