duudsiin
(m.dh)

ld duudsiyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudsiin

duudsi [m.l]
Xaq ama gar qof leeyahay oo la seejiyo.

duudsi [m.l]
ld duudsasho.

duudsi [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Xaq qof lahaa seejin. ld duudsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg