duuflaal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Nin aan wax tashiilan. 2. Nin aan shaqayste ahayn.

duuflaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

Sabool noqosho (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duuflaal

duuflaalad [m.dh] (-do, m.l)
1. Naag aan wax tashiilan. 2. Naag aan shaqaysato ahayn.

duuflaalid [m.f.dh]
eeg duuflaal².

duuflaalnimo [m.dh]
Duuflaal ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg