duuflaalad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Naag aan wax tashiilan. 2. Naag aan shaqaysato ahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duuflaalad

duuflaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Nin aan wax tashiilan. 2. Nin aan shaqayste ahayn.

duuflaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Sabool noqosho (cid).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg