duufsad
(m.l)

ld duufsasho.

duufsad
(m.l)

ld diifsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duufsad

ibliis [m.l] (-syo, m.dh)
Uun xun oo dadka duufsada oo xumaanta iyo wixii Ilaah lagaga dheeraanayo u horkaca.

diifsasho [m.f.dh]
eeg diifso. ld diifsad, duufsad, duufsasho, duufsi.

duufsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Wax la duufsaday noqosho.

duufsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la duufsaday ahaansho.

duufsasho [m.f.dh]
eeg duufso. ld duufsad, duufsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg