duufsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax la duufsaday noqosho.

duufsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la duufsaday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duufsan

duufsamid [m.f.dh]
eeg duufsan¹.

duufsanaan [m.f.dh]
eeg duufsan². ld duufsanaansho.

duufsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld duufsanaan.

ilduufsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ilduufay ahaansho.

ilduufsanaan [m.f.dh]
eeg ilduufsan. ld ilduufsanaansho.

ilduufsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ilduufsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg