duufsasho
(m.f.dh)

eeg duufso. ld duufsad, duufsi.

duufsasho
(m.dh)

ld diifsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duufsasho

diifsasho [m.f.dh]
eeg diifso. ld diifsad, duufsad, duufsasho, duufsi.

duufsad [m.l]
ld duufsasho.

duufsi [m.l]
ld duufsasho.

histeeriya [m.dh]
(daaw.) Xaalad cudur maskaxeed oo astaamaheeda ugu waaweyn ay ka mid yihiin caadifad aan dagganeyn kalahadal, duufsasho u dabacsanaan iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg