duugid
(m.f.dh)

eeg duug³. ld duug² (2), duugis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duugid

aas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax dhulka ku xabaalid (dad dhintay); duugid.

aguug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Cid, ceel, god iwm duugid. 2. Isku a.: dad yoobsan ahaansho.

asaruur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ceel, god iwm ciid ku xabaalid; aasid; duugid.

baduugid [m.f.dh]
eeg baduug. ld baduugis, baduujin, baduujis, baduuqid, baduuqis.

daganduugid [m.f.dh]
eeg daganduug². ld daganduug¹.

dakanaduugid [m.f.dh]
eeg dakanaduug². ld dakanaaduug¹.

duug [m.dh]
1. Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad. 2. ld duugid.

duugis [m.dh]
ld duugid.

magmaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Dab si uusan u baqtin dambas ku duugid.

duug [m.l]
Wax muddo badan lagu dhaq- mayey.

duug [m.l]
(taar.) (qadiim) Waxay tilmaamaysa waayadii hore, xilliyadii Masaaridii hore, Giriiga, iyo Roomaanka.

duug [m.dh]
1. Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad. 2. ld duugid.

duug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax xabaalid. 2. Qof muruqyadu xanuunayaan u daliigid. 3. Harag iwm jilcin. 4. Geellisid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg