duugis
(m.dh)

ld duugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duugis

baduugis [m.dh]
ld baduugid.

duugid [m.f.dh]
eeg duug³. ld duug² (2), duugis.

duug [m.l]
Wax muddo badan lagu dhaq- mayey.

duug [m.l]
(taar.) (qadiim) Waxay tilmaamaysa waayadii hore, xilliyadii Masaaridii hore, Giriiga, iyo Roomaanka.

duug [m.dh]
1. Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad. 2. ld duugid.

duug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax xabaalid. 2. Qof muruqyadu xanuunayaan u daliigid. 3. Harag iwm jilcin. 4. Geellisid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg