duuliye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Qof diyaaradaha wada.

duuliye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Taliye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duuliye

duuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Diyaarad iwm hawada dhexdeeda ku wadid.

duuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Col dagaal u hoggaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg