duumadhawr
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

D. ah: qof sugaya dhimashada qof uu dhaxalkiisa leeyahay.

duumadhawr
(m.dh)

1. Gabar yar, oo aan weli qaan gaarin oo xigsiisan loo siiyay nin walaasheed ka dhimatay. 2. Koox caafimaad ah oo la dagaallanta cudurka kaneecada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duumadhawr

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg