duumo
(m.dh)

(daaw.) Cudur qandho qabow iyo kulayl isugu jirta leh oo dadku ka qaadaan kaneecada nooceeda dheddig.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duumo

dhaxan [m.dh]
1. Qabow hawadu keento oo jirku dhibsado. 2. Duumo.

dhilmaanyo [m.dh]
1. Cayayaan duula, leh afar baal, lix lugood af dhuuban leh oo ay xoolaha iyo dadka dhiigga kaga nuugto. 2. Cudur kaneecada laga qaado; duumo; dhaxan.

gariiriso [m.dh]
Qandho, xummad iyo gariir badan oo duumo keent.

qandho [m.dh]
1. Xummad. 2. Jirro. 3. Duumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg