duur
(m.l)

1. Meel geedo badan oo jiq ah leh, oo aan cidi degganayn. 2. D.gal: duudgaloobidda (qof). 3. (-rar, m.l) Nooc cawska ka mid ah oo aad u dhaadheer, oo hawdka ka baxa xooluhuna cunaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duur

usduurad [m.dh]
ld usduuro.

usduuro [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhacdo taariikheed oo sooyaal ah, oo wax laga beddelay qaabkeeda hore. ld asduurad, usduurad.

asduurad [m.dh]
ld usduuro.

banjoog [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Xayawaanka intiisa nacfiga leh ee aan dadka la noolayn; duurjoog.

cadduuro [m.dh]
1. Geedgaab leh caleen iyo miro yaryar oo ka baxa meelaha biyo mareenka ahi. 2. Midab cagaar khaafiif ah leh.

caduur [m.l]
ld caduuro.

caduuro [m.dh]
Geed leh caleemo yaryar, miro kuuskuusan, macaan iyo laamo dhuudhuuban. ld caduur.

cidla'joog [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Ugaar. ld duurjoog (1).

dameerdibadeed [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Farow. 2. Dameer duur joog ah oo aan dadku munaafacaadsan.

dooradduur [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Kabaraay.

du [f.a ]
eeg duw.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg