duurgal
(m.l)

1. Neef aan xoolaha raacin. 2. ld duurgelid. Qof ehelkiisa ka carara. 3. Hanti ajuuro ahaan loo siiyo dadka dhirta wax ku daweeya. 4. ld duurgelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duurgal

duudgaloobid [m.dh]
eeg duudgalow². ld duudgalow¹, duurgalow¹, duurgaloobid.

duudgalow [m.l]
ld duurgaloobid.

duudgalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Badow noqosho (qof). ld duurgalow².

duurgaloobid [m.dh]
ld duudgaloobid.

duurgalow [m.l]
ld duudgaloobid.

duurgalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld duudgalow².

duurgelid [m.dh]
Diididda ruux diido in uu ehelkiisa la noolaado. ld duurgal (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg