duurjoog
(m.dh)

1. ld cidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfiga u leh. 2. Dhammaan xaywaanka aan ladhaqan (saynis).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duurjoog

banjoog [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Xayawaanka intiisa nacfiga leh ee aan dadka la noolayn; duurjoog.

cidla'joog [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Ugaar. ld duurjoog (1).

gisi [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Naasley lo'da la bah ah oo duurjoog ah; lo'gisi; lo'gesi. ld ges.

qarandi [m.dh] (-iyo, m.l)
Bahal duurjoog ah oo leh af dhuuban iyo gafuur dheer, dhego dhaadheer oo kuwa dameeraha u eg, lugo gaaggaaban oo xoogag badan, dhabar sida qaansada u xoodan iyo dabo sal weyn leh oo cuna aboorka, quraanyada iwm; xabaalaquf; saddexsuulley.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg