duurxul
(m.l)

1. Hadal sarbeeb ah oo cid loo jeediyo. 2. ld duurxul.

duurxul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ulay, -ushay)

U d.: hadal sarbeeb ah cid u jeedin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duurxul

duurxulid [m.f.dh]
eeg duurxul². ld duurxul¹ (2).

quri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya. 2. Cid u duurxulid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg