duurxulid
(m.f.dh)

eeg duurxul². ld duurxul¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duurxulid

quri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya. 2. Cid u duurxulid.

duurxul [m.l]
1. Hadal sarbeeb ah oo cid loo jeediyo. 2. ld duurxul.

duurxul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ulay, -ushay)
U d.: hadal sarbeeb ah cid u jeedin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg