edebdaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax anshax iyo asluub xun ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh edebdaran

edebdarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg edebdaran. ld edebdarnaansho, edebdarro. edebdarnaansho, edebdarro

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg