edebsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax anshax fiican ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh edebsan

edebsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg edebsan. ld edeb- sanaansho. edebsan, edeb- sanaansho

edebsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld edebsanaan. edebsanaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg