eeyad
(m.dh)

ld eey².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eeyad

eey [m.dh] (-eey/-yo, m.dh)
Eey dheddig ah. ld eeyad, ey².

eey [m.l] (-eey/-yo, m.dh)
(c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm. ld ey¹.

eey [m.dh] (-eey/-yo, m.dh)
Eey dheddig ah. ld eeyad, ey².

eey [Erey Dareen | Exclamation]
Erey dareen: ehi!, oh! ld eeyaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg