ekaan
(m.f.dh)

eeg eg. ld ekaansho (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ekaan

carruurow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Carruur noqosho; carruur u ekaansho.

cimilo-badeed [m.l]
(juqr.) Cimilo si weyn ay u saamayso dhawaanta baddu,taas oo siinaysa xagaa gamooje ah iyo jilaal diiran. Taasna waxaa ugu wacan awoodda haynta kulka oo ay kala duwanyihiin dhulka iyo biyuhu. Badda dhulka ayaa ka hor kululaada kana hor qabooba, saamaynteeduna waxay abuurtaa cimilo isu ekaan karta.

durdur-kulul [m.l] (-rro ..., m.dh)
(jool.) Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo kulul iyo qiiq kor u soo tuurta, amminta u dhexaysa kor u soo tuuridda way isla ekaan kartaa ama way kala duwanaan kartaa.

ekaad [m.l]
ld ekaansho (1).

ekaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg ekow. ld Ekaad; ekaan.

isle'ekaan [m.f.dh]
eeg isle'eg². ld isle'ekaansho.

isle'ekaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld isle'ekaan.

isu ekaansho [m.dh]
Isbarbardhig ama isku ekaansho ka dhexeysa laba shay, taaso isaga mid yihiin hal dariiqo. “Isu-ekeyn” waa marka aad is barbardhigtid laba shay, si aad u sharaxdid ama aad u fahamtid waxa ay yihiin.

le'ekaan [m.f.dh]
eeg le'eg. ld le'ekaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg