ekaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Wax isle'eg ama wax kale u eg, ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ekaysii

saawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -waysay)
1. Wax, wax kale u ekaysiin. 2. Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld sawee.

ekaysiin [m.f.dh]
eeg ekaysii.

jimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Laba wax ama ka badan isla ekaysiin.

le'ekaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Ku jaangoyn; wax le'eg ka dhigid; la simid.

le'ekaysiin [m.f.dh]
eeg le'ekaysii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg