eraley
(m.dh)

ld eriley (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eraley

beeraley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad beeraha tacbada, kuna nool. ld beerrey (2).

eriley [m.dh] (-yo, m.l/dh)
1. ld eraley. Naag qaylo badan oo dad la dhaqankeedu xunyahay. 2. Dadka ariga dhaqda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg