ered
(m.l) (-dyo, m.dh)

Awood qofka Eebbe siiyo oo habaarkiisa iyo ducadiisuba kacdo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ered

fered [m.l]
1. Wax wanaagsan oo khayr leh. Tus. “Fered Alla ha kuu furo”. 2. Inkaar, habaar.

fered [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-rday, -redday)
Qof inkaar la helid.

wegered [m.l]
ld wagarad.

wegeredee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld waga-radee.

wegeredeyn [m.dh]
ld wagaradeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg