ereg
(m.dh)

Wax cid si ku-meelgaar ah loogu dhiibto.

ereg
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-rgay, -regtay; -rgi)

Ereg u bixin, u dhiibid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ereg

calaambereg [m.l]
ld calaamberi.

dereg [m.l]
Daryeel.

dhereg [m.dh]
1. Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho. 2. Barwaaqo; ladnaan.

dhereg [m.dh]
(kiim.) Marki walaxi ka kaaftoonto isbeddel.

dhereg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rgay, -regtay; -rgi)
Ka dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.

dheregdhacsad [m.l]
ld dheregdhacsasho.

dheregdhacsasho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dheregdhacso. ld dheregdhacsad, dheregdhacsi.

dheregdhacsi [m.l]
ld dheregdhacsasho.

dheregdhacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax dheregta yareeya ama babbi'iya sameyn.

dheregsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhergey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg