ereybixi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Ereyo cusub samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ereybixi

ereybixin [m.f.dh]
eeg ereybixi.

ereybixin [m.dh]
1. (nax.) Siinta magac u gaar ah laa siiyo farsamo; fikrad, cilmiyeed iwm. 2. Wadajirka ereyo u gaar ah hal bed aqooneed ama farsamo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg