ereybixin
(m.f.dh)

eeg ereybixi.

ereybixin
(m.dh)

1. (nax.) Siinta magac u gaar ah laa siiyo farsamo; fikrad, cilmiyeed iwm. 2. Wadajirka ereyo u gaar ah hal bed aqooneed ama farsamo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ereybixin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg