ergan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la ergay ahaansho (xoolo, alaab iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ergan

dhergan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhergey ahaansho.

dherganaan [m.f.dh]
eeg dhergan. ld dherganaansho.

dherganaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dherganaan.

dhergane [m.l]
Bayd faal oo madaxa iyo majaha ku ah min hal, labada lugood oo dhexda ahna min labo.

erganaan [m.f.dh]
eeg ergan. ld erganaansho.

erganaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld erganaan.

mergan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld margan.

merganaan [m.dh]
ld marganaan.

merganaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld marganaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg