ergeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Ergey dirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ergeyso

ergeysasho [m.f.dh]
eeg ergeyso.

ergey [m.l] (-go, m.dh)
1. Qof farriin, war ama arrin gaar ah loo dhiibo oo tol, qolo ama dawlad gaarsiiya. 2. Qof loo doortay inuu dal kale wakiil uga noqdo wadankiisa. Tus. “Saalax waa ergeyga soomaaliya u jooga jimciyadda quruumaha ka dhexeysa”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg