exayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Dan awgeed wax u doorasho (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh exayso

eexayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Eex iyo dan moodid.

leexayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Leexo samaysasho. 2. Leexo isku ruxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg