faalle
(m.l)ld faallo. faallo
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faalle ↴
faallayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faallee. faallee
faallee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Faallo wax ka bixin.
faallo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Faahfaahin lagaga hadlayo dhacdo, meel, wax iwm. ld faalle. faalle
faal [m.l]
Farsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm oo lagu mala'awaalo wax dhacay ama dhici doona.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg