faalloo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)Ka f.: wax faallo ka bixin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faalloo ↴
faallood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg faalloo. faalloo
naqdi [m.l]
1. Dood looga faalloodo wax wanaaggiisa ama dhalliishiisa. 2. ld naqad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg