faambi
(m.l)

1. Si aan habboonayn oo wax loo cuno. 2. Qasidda wax nidaamsan la isku qaso. ld faambiyid. faambiyid

faambi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)

1. Si aan habboonayn wax u cunid. 2. Wax nidaamsan isku qasid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faambi

faambin [m.dh]
ld faambiyid. faambiyid

faambiyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faambi². ld faambi¹, faambin. faambi, faambin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg