faanuus
(m.l)ld feynuus.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faanuus ↴
feynuus [m.l] (-syo, m.dh)
Qalab guryaha lagu iftiinsado leh sal gaas lagu shubo, gal quraarad ah iyo liifad holacda. ld faanuus.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg