faaradee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Alwaax faarad ama raando ku simid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaradee

faaradayn [m.f.dh]
eeg faaradee.

faarad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg