faarmaan
(m.l) (-nno, m.dh)

Qori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu furanyahay, marka kalena lagu duubo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faarmaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg